Munaasabadaasi ayaa waxaa wareegto
ka soo baxday Madaxweynaha dowladda
KMG ka hor aqriyay dadkii ka soo qaybgalay
xiriiriyaha munaasabadaasi
C/raxiin Ciise Cadow.
1- C/risaaq Maxamed Nuur
waxaa loo magacaabay gudoomiyaha gobolka
Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.
2- C/salaad Daahir C/lle gudoomiye
ku xigeenka koowaad ee arimaha
Siyaasada iyo Bulshada.
3- Warsame Maxamed Xasan
waxaa loo magaacaabay gudoomiye
ku xigenka 2-aad ee arimaha
nabadgalyada iyo xasiloonida.
4- Iimaan Nuur Iikar waxaa
loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka
3-aad ee arimaha Maamulka iyo Maaliyada.
No comments:
Post a Comment