Wednesday, November 17, 2010

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.Nadwa-Dhiirigelinta Guurka-Sh.Mustafa Haruun 1/1 Fadhiilatu Sh.Mustafa Xaaji Haaruun Xafidahullaah.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Xiriirka Aduunyadu Aakhiro La Leedahay Part 1/1 oo inoo soo jeedinayo Fadhiilatu Sh.Mustafah Xaaji Haaruun. kafaadiideysi wacan.

 Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.Quraanka iyo Seyniska Part 4/4 Sh.Mustafa Xaaji

Taariikhda Islaamka --------- Andalus oo uu soo jeedin doono Fadhiilatu Sh.Mustafa Xaaji, Allaha ka ajar siiyo anagana Allaha naga dhigo kuwii ku waano qaata Aamiin.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Awoodaha Aynu Dayacnay -Sh. Mustafe X. Ismail | 1 of 1 |

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

.Sheekh Mustafe X. Ismaaciil (1/1) Mowduuc kusaabsan Salaada iyo qiimaha ay leedhay. ka bogasho wacan.

Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu 
dhamaan ummuda muslimiinta ah meel kasta ay joogaan
  waxaa loogu bishaareynayaa in aan kusoo kordhinay 
webka www.binxasan.blogspot.com Muxaadarooyin 
Maqal iyo Muuqaal ah oo inoo soo jeedin doono 
Fadhiilatu Sh.Mustafa xaaji Haaruun xafidahullaah 
Anaga Allaha naga dhigo kuwii kuwaano qaato 
insha Allaah hadaba ka faaideysi wacan.

Friday, October 1, 2010

war deg deg ah oo hada na soo garay ayaa waxa uu sheegayaa in uu mar dhow ka soo degay garoonka calamiga ah ee Adan Cade mid ka mid ah musharaxiinta u taagan jagada raisul wasaranimada.

iyadoona si heer caalami ah loo soo dhoweyey musharaxaas u taagan xilka kowaad ee Rasisul wasaaranimo isagoo dadyowgii soo dhoweyey meeshaas kula hadlay uguna hambalyey sida diiran ee loogu soo dhoweyey magalada Muqdisho isagoo ka hadlay imaatinkiisa sheegayna in ay wada hadleen isaga iyo madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif una gudbiyey documentisgiisa oo dhameystiran sida uu hadalka u dhigay, waa musharixii ugu horeyey ee ka yimaada meel dalka dibadiisa ah iyadoo ay dalka kusuganyihiin musharixiin fara badan oo u tagan xilkaas uu kol hore baneyey raisul wasarihii is casilay C/rashiid Cali.